Ergeyga cusub ee QM u soo Magacowday Somalia oo Muqdisho soo gaartay (Sawirro)

Ergeyga Cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee dhawaantan la magacaabay, Catriona Laing, ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho. Catriona Laing ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaa kusoo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Daa’uud Aweys Jaamac, Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay iyo … Continue reading Ergeyga cusub ee QM u soo Magacowday Somalia oo Muqdisho soo gaartay (Sawirro)